WAA XAARAAN TIMAHA OO TIMO KALE LAGU TAXDO, QORRIDDA ILKKAHA, FANAX ISU YEELKA, IWM.

Alle kor ahaaye wuxuu yiri:

Allaah, Subxaanahu Watacaallaa wuxuu yidhi: Waxay u yeedhaan (Alle) beddelki dheddigood, Waxay u yeedhaan wax kale maahee waa uun Shayddaan, fallaago ah, oo

...

Sheekh Cali Al-xudhayfi & C/Qaadir Akhii


Kisomali website


Suurada At-tiin


 

ISU KAASHIGA KHEYRKA IYO SAMA FALKA

Alle kor ahaaye wuxuu yiri:

82. “ Isu kaashada ilaalinta iyo dhowrista xilka Alle idin saaray iyo samaan falidda”. Suuradda Al-Maa’idah: Aayadda 2.

Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:

83. “ Waayahaan ku dhaartaye Aadanuhu khasaaruu ku sugan yahay kuwa xaqa rumeeyey ma ahee oo cam

...

Al-Qaari Idriis Abkar


abkar


[yt_player_list title="Sheikh Idrees Abkr" ] [yt_player_list_item song="Suurat al-Faatih'a" artist="Idrees Abkr" src="http://www.mp3quran.net/quran/abkr/001.mp3" ] [yt_player_list_item song="Sura Al-Baqara" artist="Idrees Abkr" src="http://www.mp3quran.net/quran/abkr/002.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suurat Al 'Imran" artist="Idrees Abkr" src="http://www.mp3quran.net/quran/abkr/003.mp3" ] [yt_player_list_item song="Surat An-Nisaai" artist="Idrees Abkr" src="http://www.mp3quran.net/quran/abkr/005.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suurat Al-Maida" artist="Idrees

...

Sheekh Cali Al-xudhayfi & C/Qaadir Akhii


Kisomali website


Suurada Saba'a 01-09

Suurada Saba'a 10-21
Suurada Saba'a 22-30
Suurada Saba'a 31-36
Suurada Saba'a 37-45
Suurada Saba'a 46-54


USUULU TALAATA


Usuul


بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمًنِ الرَّحيم

:اعْلمْ رَحِمَكَ اللهُ أَنَّهُ يَجِبُ عَلَيْنَا تَعَلُّمُ أَرْبَع مَسَائِلَ

المسألة الأُولَى: الْعِلْمُ

وَهُوَ مَعْرِفَةُ اللهِ، وَمَعْرِفَةُ نَبِيِّهِ (صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وآله وَسَلَّمَ) وَمَعْرِفَةُ دِينِ الإِسْلامِ بالأَدِلَّةِ

المسألة الثَّانِيَة :الْعَمَلُ بِهِ

المسألة الثَّالِثَةُ :الدَّعْوَةُ إِلَيْهِ

المسألة الرَّابِعَةُ :الصَّبْرُ عَلَى الأَذَى فِيهِ

وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّ‌حْمَـٰنِ الرَّ‌حِيمِ

{وَالْعَصْرِ‌ إِنَّ الْإِنسَانَ لَفِي خُسْرٍ‌ إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ‌}

قَالَ الشَّافِعيُّ (رَحِمَهُ اللهُ): لَوْ مَا أَنْزَلَ اللهُ حُجَّةً عَلَى خَلْقِهِ إِلا هَذِهِ السُّورَةَ لَكَفَتْهُمْ

وَقَالَ البُخَارِيُّ رَحِمَهُ اللهُ: بَابُ: ال

...

BEYCATUL CAQABADDII 1aad

Markii ay Madiina ku laabteen lixdii nin ee reer Madiina oo Islaamka qaatay waxay ay diinta Islaamka gaarisiiyeen dadkoodii reer Madiina. Dabadeedna waxay Makka ku soo laabteen xajkii dambe oo ahaa sannadkii 12aad ee soo dirriddii Rasuulka SCW

...

ILAALADII SEYD BINU XAARITH

Markii la gaaray waqtigii jiilaalka ee qureysh Shaam u safri jirtey ayey qureyshtu isu diyaariyeen safar, markaas ayey ka wada tashadeen waddadii ay safarkooda marin lahaayeen, maxaa yeelay cunaqabatayn ayaa saaran oo waddo kasta oo ay isku

...

Sheekh Cali Al-xudhayfi & C/Qaadir Akhii


Kisomali website


Suurada Al-mujaadalah 01-06

Suurada Al-mujaadalah 07-13
Suurada Al-mujaadalah 14-22

 

Dhawrista Sunnada iyo Habkeeda

Alle Subxaanahu Watacaalaa wuxuu yiri:

59.“ Wixii uu Rasuulku idin siiyo ama idin faro qaata, wixii uu idinka reebana ka hadha, Alle na  waa in laga dhowrsado, maxaa yeelay Ciqaabtiisu waa darantahay”. (Suurada Al-Xashar:Aayada:7).

 Alle Subxaanahu Watacaalaa Waxa kaloo yiri:

60. “ Hawadiisa ku hadli maayo ee waa waxyi loo waxyoodey”

...