Walaalaha xujeyda soomaaliyeed ee sanadkan nasiibka u helay gudashada xajka rukniga shanaad .

1445/2024

السلام عليكم ورحمةالله وبركاته، وبعد :

Kusoo dhawaada Bilaadul-Xarameyn

المملكة العربية السعودية

Gaar ahaan Mako Al-Mukaramah iyo Madiino Al-Munawarah qalbi furan & gacmo furan & waji furan, Allaah subxaanahu watacaalaa waxaan weydiisaneynaa inuu kadhigo xajkeena xaj mabruura dadaalkeenana mid lamahdiyo danbigeenana mid ladhaafo .                                    

                                        

لجنة توعية حجاج الصومال

Gudigga Wacyigalinta Xujeydda